Radio Hormuud Studio 2 Hargeysa/Somaliland

Hargeysa(RH)Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa  Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Meelmariyey Xeerka kufsiga Iyo Xakameynta Jinsiga Dalka..

 

Fadhigan maanta Ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir-gudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golahaasi Md- Cali Yuusuf axmed Ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay cod gacan taag ah ku ansixiyeen xeerka

Hargeysa(RH)Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta JSL, ayaa ugu baaqayday inay faraha kala baxaan shaqada dawladdda, dad sheegtay inay qiimayn ku samaynayaan xubnaha golaha wasiirrada, maadaama oo aan loo aqoonsanayn Akaadamiyad cilmi, Waxa kaloo xukuumaddu ay qiimaynta shakhsiyaadku wadaan ku sifeysay mid aan cilmi ku dhisnayn, sidaas