
Garowe (RH)-Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in uu garoomadiisa kamamnuucday shirkada SATAR AIRLINE oo diyaaradeeda ay maanta sidday wafdiga ra'iisal wasaare Xamse Cabdi Barre ee tagay magaalada Laasacaanood.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda duulista iyo garoomada Puntland ayaa sidaa lagu yiri.
Halkan Hoose ka akhriso warqadda.

Category