Raysal wasaare Xamse oo mashaariic ka dhagax dhigay Laasacaanood

Laasacaanood (RH)-โ€“ Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya,Xamsa Cabdi Barre, oo maalintii labaad ku sugan magaalada Laasacaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Siddeed mashruuc oo muhiim ah, kuwaas oo dowladda Federaalka Soomaaliya, ay ka hirgelinayso magaalada Laascaanood iyo guud ahaan deegaannada maamulka SSC-Khaatumo.

Dhagax dhigga uu sameeyay ra'iisal wasaare Xamse waxaa wehlinayay Hoggaamiyaha Maamulka SSCโ€”Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye).

Raโ€™iisul Wasaaraha, oo mudnaan gaar ah siinaya muhiimadda ay leedahay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed adeegyada sida gaarka ah loogu baahan yahay, ayaa sheegay in mashaariicdan ay xoojin doonaan isku-xirka bulshada iyo dowladnimada, una gogol-xaarayaan kobac dhaqaale iyo horumar waara oo laga hirgaliyo dalkeenna.

Sida uu sheegay xafiiska ra'iisal wasaaraha, waxaa mashaaricid la dhagax-dhigay ay kala yihiin:

๐Ÿ. ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ.

๐Ÿ. ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‰๐ข๐ง๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š, ๐‹๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐ง๐จ๐จ๐.

๐Ÿ‘. ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐จ๐ฅ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ.

๐Ÿ’. ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐…๐š๐ซ๐ฌ๐ฆ๐š๐๐š ๐†๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐’๐š๐ฒ๐ข๐ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐.

๐Ÿ“. ๐–๐š๐๐๐จ ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฆ๐š๐ค๐š๐š๐› ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ก๐จ๐จ๐๐ฅ๐ž

๐Ÿ”. ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐ฒ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š๐ง ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ.

๐Ÿ•. ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐๐ž๐ ๐๐ž๐ ๐ ๐š ๐š๐ก (๐’๐Ž๐ƒ๐Œ๐€).

8. ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ( ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ž ๐‡๐จ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ).

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in ay farxad galinayso dhismaha xarumahan muhiimka ah kuwaas oo bixin doonna adeegyada muhiimka ah ee dowladda, isag

''Waxaa sharaf inoo ah inaan maanta dhagax dhigno mashaariic lagu dhisayo xarumihii isku xiri lahaa dowlada Soomaaliya iyo Maamulka KMG ee SSC-Khaatumo.โ€ ayuu yiri Raโ€™iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre.

Raysal wasaare Xamse oo mashaariic ka dhagax dhigay LaasacaanoodRaysal wasaare Xamse oo mashaariic ka dhagax dhigay LaasacaanoodRaysal wasaare Xamse oo mashaariic ka dhagax dhigay Laasacaanood

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐œ ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐งRadio Hormuud

Studio 3

Mogadishu-Somalia

Category