RH: Warbixin ka timid: Nordjyske iyo B.T., oo dib u eegis lagu sameeyey 4-ta iyo 7-da Abriil 2025
Tarjumaada: Mohamed-Amiin ' Radio Hormuud
Aalborg, Denmark – Nuuradiin Hussein, oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga Socialdemokratiet kana tirsan Golaha degaanka ee Magaalada Aalborg, ayaa wajahaya eedeyn culus.