Radio Hormuud Studio 2 Hargeysa/Somaliland

Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-375/112019 uu magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyey masuuliyiinta ugu saraysay ciidanka booliska Somaliland.

 

Waxaanay u dhignayd wareegtada madaxweynuhu sidan:-

 

Hargeysa(RH)Wafti Uu hoggaaminayo wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya Cumar Faaruuq Warfaa, kuna wehelinayeen Wasiir ku xigeenka Maaliyadda, masuuliyiin ka socda laamaha amaanka iyo saraakiil kale ayaa maanta soo gaadhay Caasimada Somaliland ee Hargeysa

Waftigan ayaa waxaa Xarunta Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku qaabiley

Hargeysa(RH)Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  oo ay wehelinayeen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Madaxtooyadda Maxamed Cali Bile, Afhayeenka Madaxweynaha Maxamuud Warsame Jaamac, wasiirka macdanta iyo tamarta Jaamac Maxamuud Cigaal iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiqaadir Sh.

Nairobi(RH)Dawladaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Itoobiya ayaa sii taabogelinaya  cilaaqaadka ganacsi ee ka dhexeeya labada dal ee Jaarka ah.

 

Wargeyska East African Business Week ayaa  weriyey in Itoobiya ay danaynayso  inay  inay wax ka dhoofiso, waxna kala  soo degto marsadda Berbera.