Radio Hormuud Studio 2 Hargeysa/Somaliland

Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse biixi Cabdi Waxa Uu Wareegto Madaxweyne Oo Summaddeedu Tahay /JSL/XM/WM/222-350/072019 ,Uu Cafis U Fidiyey Maxaabiista laga soo wareejiyey Dalka Seycheles ee u xidhnaa falalka Budhcad-badeednimo

Waxaanay U Dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

 

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad xubintiisa 5aad;

Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa  wareegto uu soo-saarey wuxuu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumaddiisa.

Wareegtadaasi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Warqabadka ee Radio Hormuud ayaa dhignayd sidan:-

Xil Ka-qaadis

 Madaxweynuhu wuxuu xilalkii ay hayeen ka qaaday  masuuliyiintan hoos ku xusan:-

Hargeysa(RH)Shir ballaadhan oo ay maanta madaxtooyada ku yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, guddoomiyayaasha xisbiyada WADDANI iyo UCID, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Faysal Cali-waraabe iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan saddexda xisbi qaran, ayaa lagu soo afmeeray guud ahaanba caqabadihii iyo murankii ka taagnaa qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka, waxana laga soo saaray qodobbo heshiis ah oo lagaga gudbayo caqabadah