Madaxweynaha Cusub ee DDSI Oo Magacaabay Golahiisa Wasiirrada

Jig-jiga(RH)Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya Mustafe  Muxumad Cumar ayaa  Ku Dhowaaqay  Magacaabista Golahiisa  Wasiirrada Cusub  waxaana la filayaa  Golaha Cusub ee  wasiirada inay maanta  ansixiyaan baarlamaanka DDSI.

   1  Madaxweynaha DDSI Mudane Mustafe Muxumed Cumar

    2 Madaxweyne Ku/xigeen Mudane Aadan Farax Ibrahim

    3 Wasiirka Biyaha Mudane Bashiir Shaafi

    4 Wasiirka Maaliyadda Mudane Bashir Dubad

    5 Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xasan Dhaadhi

    6 Wasiirka Waxbarashada C/laahi Maxamed Muuse

    7 Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed

    9 Wasiirka Beeraha Mudane C/qaadir iimaan

    10 Wasiirka Howlaha Guud Mudane C/fatax Sh Biixi

    11 Wasiirka Ganacsiga Mudane C/raxan Axmed Xasan

    12 Wasiirka Ka-hortaga Masiibooyinka Mudane Maxamed Cabdi

    13 Wasiirka Qurbajoogta Muadne Xabiib Xaaji

    14 Wasiirka Xeer-ilaalinta Mudane C/wali Jamac Ibrahim

    15 Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq

    16 Wasiirka Cadaalada Mudane Mubaarak Sh Cumar

    17 Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha MudaneXasan Aadan

    18 Wasiirka Haweenka Marwo Ayaan Cabdi Shukri

    19 Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali

    20 Wasiirka TVET Mudane C/raxmaan Liid Daahir

    21 Wasiirka Dooxooyinka Mudane Axmed Deeq Maxamed

    22 Wasiirka Sayniska Mudane Axmed Naaji

    23 Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Mudane Ilyaas Abiib

    24 Wasiirka Macdanta, Tamarta Mudane Lade C/wali

    25 Wasiirka Dhalinyarada Mudane Xasan Faarax Cali

    26 Maareeyaha Wakaalada, Jidadka Sacaada Giire

    27 Maareeyaha Wakaalada, Dakhliga Mudane C/laahi Cabdi

 

Category