Wafdi ka socda golaha nabadda iyo ammaanka midowga Afrika oo booqasho ku jooga Muqdisho

Muqdisho (RH)-Saraakiil ka socda Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (AU-PSC) ayaa Soomaaliya ku tegay booqasho saddex maalmood qaadaneysa, iyagoo kulan la yeelan doona saraakiil sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kooxaha bulshada rayidka iyo wakiillada saaxiibbada caalamka.

Wafdigan oo Muqdisho tegay shalay, ayaa waxaa hoggaaminayay Safiirka Masar u fadhiya Itoobiya iyo Wakiilka Joogtada ah ee Midowga Afrika, Dr. Mohamed Omar Gad, iyo Ku Simaha Agaasimaga Maarreynta Guddiga Dagaallada ee Midowga Afrika, Fiona Lortan.

Wafdi ka socda Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho ku jooga MuqdishoWafdi ka socda Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho ku jooga Muqdisho

Xiggasho: BBC

Category