Natiijada Hordhaca Ah Golaha Wakiillada Gobolada Awdal,Togdheer iyo sanaag

Hargeysa(RH)Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah Golaha Wakiillada ee Gobolada Awdal,Togdheer iyo sanaag  Iyo sidoo kale golaha deegaanka degmooyinka Burco iyo Boorama waxaanay xisbiyadu u kala heleen sidan:

 

Golaha Wakiillada ee Gobolka Awdal,waxaay xisbiyadu u kala heleen sidan:

Waddani: 5

Kulmiye: 5

Ucid: 3

 

Golaha wakiillada ee Gobolka Togdheer.

Waddani 7

Kulmiye 4

Ucid 4

Golaha Wakiillada ee Gobolka Sanaag oo tiradoodu dhammayd 12 Kursi waxaanay xisbiyadu u kala heleen sidan

WADDANI: 5

KULMIYE: 4

UCID: 3

Sidoo kale Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa soo saarey natiijada doorashadii Golaha deegaanka Degmooyinka Burco iyo Boorama

Natiijada hordhaca ah ee ee degmada Burco, waxaay xisbiyadu u kala heleen

WADDANI: 5

KULMIYE: 4

UCID: 4

Natiijada hordhaca ah ee degmada Boorama ee golaha Deegaanka waxaay xisbiyadu u kala heleen

WADDANI 5

KULMIYE 5

UCID 3

Waxaa xusid mudan in Awdal, Togdheer, Sool iyo Sanaag wadarta xildhaabadda Wakiiladda Xisbiyaddu waxa ay u kala haystaan.

Ucid: 13/Kursi

Kulmiye: 18/Kursi

Waddani: 21/Kursi

Waxaa Hadhay labadda Gobol ee Maroodi jeex iyo Saaxil oo Kuraasidda laga sugayaa yihiin 30/Kursi.

Xisbiga Waddani waxa uu hogaaminayaa Xaga Codadka Goboladda Togdheer Sanaag iyo Sool.

Halka Boorame ay qaybsadeen Kuraasida Xisbiga Kulmiye.Xisbiga kulmiye oo ah Xukumaddii waxaa uu rajo ka qabaa 30/Kursi ee yaala Labadda Gobol ee Maroodi-jeex iyo Saaxil oo ah Goboladda lagu kala baxayo Sanadkan, madaama Kuraasidda Xisbiga Waddani ku horeeyaa 3/Kursi yihiin.

Hadii Ucid iyo Waddani oo Mucaaridka ah la isku darana ay ku hogaaminayaan 15 /Kursi.

Waxa la sugaana waa Kuraasidda Goboladda Maroodi-jeex  iyo Saaxil 

 

 

Category