Xaalada Covid-19 iyo Magaalada Kolding

RH: Kadib kolkii fiditaanka xanuunka Corona uu aad u kacay labadii todobaad ee u dambeeyay magaalada kolding  ayaa hada waxaa socda wada hadal u dhaxeeya dawlada dhexe iyo dawlada hoose si go'aan looga gaadho in laxidho dhanamaan iskuulada magaalada iyo xanaanooyinka caruurta iyo in qeyb ahaan uun laxidho .

 

warbixinta ka dhageyso dhanka midig 

Category