Shirwaynihii  10aad ee X.D.SH.S.I Oo lagu Ansixiyey  Xubnaha Gudida Fulinta

Jig-jiga(RH)Waxaa maanta galinkii dambe magaalada Jig-jiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Somalida itoobiya lagu soo gaba-gabeeyey Shirwaynihii  10aad ee X.D.SH.S.I

Waxaana  Gunaanadkii Shirkaasi ka soo qaybgalay Ra'iisul wasaaraha Dalka  Itoobiya Abiy Axmed

Waxaana Shirweynahaasi  lagu Ansixyey 9 Xubnood oo ah Gudidda Fulinta Ee XISBIGA Dawlad Deegaanka Soomaalida itoobiya oo kala ah :-

1. Ahmed Shide Gudoomiye

2. Mustafa M Omer Gudoomiye Ku xigeen

3. Aden Farah.

4. Mubashir Dibad

5. Mohamed Fatah.

6. Abdi Adil.

7. Eng Mohamed Shaale.

8. Abdirahman Hurre.

9. Abdirahmaan Iid Daahir.

qrr

 

Category