Shirkada Asal Jet.Oo Beenisay inuu Gacantooda ka Baxay Buugii Miyi ilaa Madaxtooyadu

Hargeysa(RH)Shirkadda Daabacada ee Asal Jet ayaa Beenisay inuu gacantooda ka baxay Buugii Miyi ilaa Madaxtooyadu ee uu qoray Xirsi Cali Xaaji Xasan oo shalay nuqul ka mid ah lagu faafiyay baraha bulshadu ku xidhiidho.

asal

 

Category