Xukuumadda Somaliland  Oo Telefishannada Dalka Ku Soo Rogtay Amaro Cusub

Hargeysa(RH)Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelnta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Telefishannada laga leeyahay dalka Ku Amartey qorshe Cusub Oo ugub ku Ah Saaxada Warbaahinta  Madaxbanaan ee Somaliland, waxaana sidaas lagu soo bandhigay shir Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafintu maanta la yeesheen Mulkiilayaasha  Telefishannada ka Howlgala Somaliland.

Shirkaasi ka dib Waxay Wasaaradda Waraafintu Soo-Saartey War-Saxaafadeed lagu faahfaahiyey Amaradan Cusub.

sd

 

Category