Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid Oo Heshiis Wada Gaadhay

Hargeysa(RH)Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid Ee Somaliland ayaa maanta Heshiis Wada Gaadhay Uu ka maqanyahay Xisbiga Waddani ,labadan Xisbi ee  Ucid iyo Kulmiye ayaa sheegay inay ku fashilmeen wadda hadaladii mudada u socday  saddexda xisbi qaran sidaa daraadeedna ay labadooda xisbi oo keli ahi gaadheen heshiis rasmiya.

hesh

 

Category