Maxkamadda milatariga Somaliland Oo 10 Sano Ku Xukuntay Mujaahid Axmed Cadib

Hargeysa(RH):-Maxkamadda darajadda koowaad ee Ciidanka milatariga Somaliland  ayaa maanta 10 sano oo xadhig  ah ku Xukuntay Mujaahid Axmed Cadib,waxaana lagu eedeeyay in lagu helay in uu siffo sharci darro ah uu Hub kagala soo dagay deegaanada gobolka sanaag.

cdb

Xadhiga Mujaahid Axmed Cadib  ayaa waxaa hore  si adag ugu hadlay dadwaynaha gobolka sanaag oo sheegay in ay sharci darro tahay,

Dhinaca kale wararka qaar ayaa sheegaya in mudaharaadyo laga soo hor jeedo xadhiga mujaahidkan laga waddo Deegaanada Gobolka Sanaag gaar ahaana gudaha Magaalada Ceergaabo.

 

Category