Maxey beesha caalamku uga werwersantahey banaanbaxayda lagu baaqey ?

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ka walaacsan xaaladda dalka Soomaaliya gaar ahaan banaanbaxyada la filayo in ay dhacaan waxayna qabaan aragti ah in dalka ay gelin karaan fowdo iyo qal qal amni.

Cabsida ugu weyn ayaa ah inay isku dhacaan ciidanka dowladda iyo dibad-baxayaasha kadibna uu horseedo kacdoon shacab oo kadib isku beddeli karaa dagaal, sida ay qabaan xubnaha beesha caalamka qaarkood.

“Waxaan filaynaa in dhowaan uu dhaco kulan gaar ah oo mucaaradka iyo beesha caalamka ah islamarkaana laga wadahadlo banaanbaxa oo ay beesha caalamka dalbtay in la joojiyo,” ayuu yiri xildhibaan ka tirsan mucaaradka .

Category