Madaxweynaha Somaliland Oo Dalacsiiyey Saraakiil  ka Tirsan Ciidanka Qaranka

Hargeys(RH)Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland , Muuse Biixi Cabdi ayaa Dalacsiiyey 8 sarkaal oo ka mid ah ciidanka qaranka Somaliland

Saraakishan ayaa isugu jiray dhakhaatir iyo qaar ku takhasuusay qaybaha kala duwan ee ciidanka mellateriga  taliyaha ciidanka qaranka Somaliland , Sareeyo gaas Nuux Ismaacil Taani ayaa saraakiishaa la dalacsiiyey garbahooda ku tolay Darajadii ay mutaysteen.

Saraakiishan la Dalacsiiyey ayaa Waxay Kala ahaayeen sidan:-

  1. Gaanshaale dhexe ,Saciid Aadan Cabdi ,
  2. Gaanshaale dhexe , Dr Asad Cabdi Axmed ,
  3.  Gaanshaale dhexe , Dr Mukhtaar Maxamed Jaamac
  4. .Gaanshaale dhexe Axmed Ciise Axmed

 

  1. Gaanshaale dhexe , Maxamed Daahir Sharbi
  2. Gaanshaale dhexe , Dr Cabdow Maxamed Cali
  3. Gaanshaale dhexe , Axmed Dagaal Dhimbiil
  4. Gaanshaale dhexe ,Dr Axmed Cabdilaahi (Axmed Shaadi)

 

 

Category