RH: Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Jarmalka, Friedrich Merz, ayaa si rasmi ah u joojiyay siyaasaddii furfurneyd ee Angela Merkel ee 2015. Hadda, dadka aan haysan dukumentiyo sax ah ayaa laga celin doonaa xuduudaha, marka laga reebo haweenka uurka leh iyo carruurta. Waxaa sidoo kale la kordhin doonaa ciidamada booliska xuduudaha si loo xoojiyo amniga. Tallaabooyinkan ayaa qayb ka ah dadaalka lagu xakameynayo socdaalka sharci-darrada ah iyo in la yareeyo culeyska ka yimaada kooxaha xagjirka ah ee midigta fog.
Warar
September
03
/2023
August
28
/2023
August
25
/2023
August
24
/2023
August
20
/2023
Pagination
- Previous page
- Page 39
- Next page