Radio Hormuud Studio 2 Hargeysa/Somaliland

Hargeysa(RH)Madaxweynaha  Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shacbi-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee ku dhaqan gudaha iyo dibeddba Ugu Hambalyeeyey munaasibadda Sannadka Cusub ee miilaadiga 2019-ka Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Xarunta Qasriga Madaxtooyada Somaliland oo u dhignaa sidan:-

 

Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2019-ka

Hargeysa(RH)Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga, Weshadaha iyo Beeraha Somaliland Md. Maxamed Shukri Jaamac ayaa xilkii iska casilay.

Gudoomiyaha oo shir-jaraa'id ku qabtay Xarunta Ganacsiga ayaa faah-faahiyey sababta uu xilka uga tagay, isagoo isla markaasina cadeeyey inuu xilka uga tagay sababo isaga u khaasa.

 

Hargeysa(RH)Waxaa maanta Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa lagu soo gaba-gabeeyey Shirweynihii Qaran ee Warbaahinta Somaliland oo labadii maalmood ee u dambeeyey ka socday Hargeysa  Shirkan ayaa waxaa laga soo war-Murtiyeed waxaanu dhignaa sidan:-