Denmark oo marlabaad noqotey horyaalka aduunka ee kubada gacanta Raga

RH: Kadib guushii shaley ay Denmark kaga badisey  Sweden  26-24   ciyaartii finalka koobka adduunka kubbadda gacanta ee ragga ,

Waxay Denmark noqoneysaa in ay koobkan qaadey laba jeer oo isku xiga islamarkaasina ay tahay horyaalka aduunka ee koobka kubada gacanta .

Category