Ogeysiis

RH: Waxaa la xasuusinayaa Soomaalida ku dhaqan wadankan Denmark in  Sabtida 22.08.20 uu  dhaqan gallidoono sharcigii ahaa in qofkasta oo gaadiidka dadweynaha sida tareenada, basaska,tagaasida, iyo Tareenka dheereeya ee dhulka hoos mara raacayaa uu xidho Maaske ama Gafuurdabool. 

Sharcigani maqabanyo caruuta kayar 12 sanno , qofkii se ka weyn hadii aanu sidanin Maaske waa loo diidikaraa gaadiidka dadweynaha in uu raaco.

Category