Madaxweynaha JSL Oo Cusbitaalka Hal-door ku bookhday Wasiirka Caafimaadka Somaliland

Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Cusbitaalka Hal-door ee Caasimada Hargeysa ku bookhday Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka Hal-door , ka dib markii uu ku soo booday xanuun kedis ah oo ka haleelay lugta iyo gacanta bidix.

cf

Madaxweynaha iyo Masuuliyiintii kala duwanaa ee Wasiirka Bookhday Ay Allah uga rajeeyeen inuu caafimaad taama siiyo, isaga iyo intii xaalad caafimaad u jiiftaba

cf1cf3cf6cfr

 

Category