Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Xuska Laba Munaasibadood Oo Muhiim Ah

Hargeysa(RH):-Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi,Oo Maanta Shir jaraa”id ku qabtey Xarunta Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in aan la Xusidoonin  labada munaasibadood ee 18 may iyo 26-ka june.Xanuunka Corona-Virus Awgeed, oo adduunyadda oo dhan saameyn weyn ku yeeshay

Waxaanu yidhi Madaxweynaha Somaliland “Waxaan halkan ka sheegaya iyadda xannuunadaasi soo kordheen awgeed laba munaasibadood oo qaaliya, oo aynu dabaal degi jirnay in aynaan urrur ugu dabaal degay sanadkan, 18-ka May iyo 26-ka June”Ayuu yidhi madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi.

 

Category