Soomaaliya: Taarikh cusub oo maanta qorantey

Muqdisho (RH)-Tariikhda siyaasadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ay Haweeneey noqay Ku-Simaha-Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 19-Ka June, Sanadka 2022-ka ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ah, 
Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar , oo ah guddoomiye/Ku/xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka JFS, kaddib markii uu maanta safar dibadda u ambabaxay Madaxweyne JFS Xasan Sheekh Maxamuud, halka shalayna uu Guddoomiyaha Baarlamaanka  JFS,  Sheekh Aadan Madoobe uu safar dibadda u baxay.

W/Q:Aamina Mussa Wehelie

Category