Somaliland Tirada Dadka Laga Helay  xannuunka Covid-19  Oo Kordhay

Hargeysa(RH)Allah Ha U Naxariistee Qofkii 6aad Ayaa Gudaha Somaliland U Geeriyooday Xanuunka Coronavirus sida Ay Xaqiijisay Wasaarada Horunarinta Caafimaadka Somaliland.

Sidoo kale Wasaarada Caafimaadka Somaliland Waxay shaacisay in  24kii saacadood  ee Ugu Dambeeyey Baadhitaanadii la sameeyey 14 Qof Oo Cusub laga helay  Xanuunka Covid 19 kuwaasi Oo kala jooga Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera.

 

Da'ada Bukaanadan ayaa u Dhexeeya 20 jir ilaa 80 jir , isla markaana kala Ah 10 Nin iyo 4 Dumara

Tirada Guud ee Somaliland laga Helay Caabuqa Covid-19 ayaa ah 68 Qof

T

 

Category