Somaliland Qofkii 5aad Oo Maanta U Geeriyooday Covid-19 Iyo Tirada Dadka Xanuunka laga Helay Oo Gaadhay 40 Qof

Hargeysa(RH)Allah Ha U Naxariistee qofkii 5aad ayaa Gudaha Somaliland maanta u Geeriyooday Xanuunka Covid-19. Sida ay  Xaqiijisay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland

Sidoo kale Waxay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland  sheegtey in maanta Xanuunka Coronavirus laga Helay 6 Qof oo cusub kuwaasi oo kala Jooga  Magaalooyinka Hargaysa,Burco iyo Berbera isla markaana kala ah 5 Raga iyo 1 Dumara

Tirada la Xaqiiyey in Somaliland laga Helay Xanuunka Covid-19 ayaa mareysa 40 Qof

 

 

Category