Sawirro: Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay Sheekh Cabdulqaadir Jaylaani

Muqdisho (RH)-WAR-SAXAAFADEED

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa galabta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey (AUN) Sheekh Cabdulqaadir Jaylaani oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Caalamka Islaamka ee qaybta weyn ka qaatay fidinta Diinta Islaamka.

Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay munaasabadda ayaa sheegay in cullimada Soomaaliyeed gaar ahaan dariiqada Suufiyada ay tahay in ay door muhiim ah ka ciyaaraan la dagaallanka fikirka Khawaarijta sidii horeyba loogu yiqiin.

 Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay Sheekh Cabdulqaadir Jaylaani Sawirro: Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay Sheekh Cabdulqaadir Jaylaani

 

Category