Kolding: Tirada dadka uu ku dhacayo Covid-19 oo wax yar hoos udhacdey

RH: Tirada dadka uu haleelayo covid-19 degmada kolding ayaa waxyar hoos u dhacdey maanta  waxaana guud haan ay dirada dadka uu hada hayo ay tahey 286 qof halka  shalay iyo daraad ka aheyd 324 qof, waxaa xasuus mudan in dadka uu ku dhacey ay 22% da'doodu u dhaxeyso 0-9 sanno. 

Waxaa lagu guubaabinayaa dhamaan dadweynaha in ay todobaadkiiba hal mar is baadhaan si degmada la inoogu furo, goobaha aad iska test gareynkarto waxaa ka mid ah Skovvænget, storceter iyo KUC oo dhamaantood aad balan la'aan kutagi karto .

Waxa kale oo lagu taliyey in lajoojiyo isbooqashada inta xanuunku inga baxayo.

Category