Jamaal Maxamed Xasan oo xil looga magacaabay IGAD

Wasiirkii hore ee qorshaynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa xil sare looga magacaabay urur goboleedka IGAD, 

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan ayaa loo magacaabay Madaxa Xarunta  Cimiladda iyo Ilaalilnta Deegaanka ee IGAD.

Magacaabiddan ayaa ka timid dhanka Urur Goboleedka IGAD, iyadoo dowladdu aanay wax diidmo ah kala hor imaan magacaabiddan, kaddib markii ay ka soo dhamaatay dhinaca Ururka IGAD.

 

 

Category