Dadaallo lagu qaboojinayo dagaal beeleedyo ka dhacay gobolka Nugaal

RH: Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dagaal beeleed gelinkii dambe ee shalay beelo walaalo ah ku dhex maray deegaanka saax-maygaag oo kuyaalla galbeedka tuulada Birta-dheer eegobolka Nugaal.

Beelahaan ayaa la sheegay in ay horay ugu dirireen deegamaynta dhulka waxaana hadda socdadadaallo nabadayn ah oo la doonayanyey in lagu soo afjaro qulqulatooyinkaaas.

Nabadoon Khaliif Aw Cali oo ka mid ah guddi uu maamulka Puntland u saaray nabadaynta beelahaas ayaa Axmed Mursal Xuseen ka warramay xaaladdan haatan soo cusboonatay iyo waxa markii horeba ay colaadda salka ku haysay.

 

xigasho BBC

Category