Al-shabaab oo burburisay garoonka diyaaradaha ee Bula Burde

Buulburde (RH)- Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacmay qaraxyo lagu weerarray dhismaha cusub ee garoonka Buula-burde ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Qaraxyada oo lagu xiray dhisme cusub oo loogu talagalay dadka ka dhoofaya ama ka soo dagaya garoonka inay sii maraan ayaa gabi ahaanba dhulka lagu daray sida ay muujinyaan sawiro laga soo qaaday.

Maamulka deegaanka ayaa ku eedeeyay Al-Shabaab inay ka dambeeyeen qaraxyda lagu burburiyay dhismaha cusub ee garoonka diyaaradaha Buula-burde.

Al-shabaab oo burburisay dhismaha garoonka diyaaradaha ee Bula Burde

 

Al-shabaab oo burburisay dhismaha garoonka diyaaradaha ee Bula Burde

Xiggasho: BBC

Category